Shirka Jihaynta Siyaasadda Puntland oo maanta la daah furay (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta si rasmiya u furay shirka Jihaynta Siyaasadda Xukuumadda Puntland, kaas oo looga golleeyahay Hay’ado tayaysan iyo adeegyo joogta ah oo shacabka Puntland ay helaan. Ujeedada shirka waxa uu ka koobnaandoonaa qodobo mihiim ah oo ay kamid yihiin. 1. Xogsiinta xubnaha Golaha Xukuumadda cusub dhinacyada habraacyada iyo xeer … Continue reading Shirka Jihaynta Siyaasadda Puntland oo maanta la daah furay (Daawo Sawirada)